Madaxweyne Alexandar oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Somalia (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Mudane Aleksandar Vučić ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaan doona Dalka Serbia Mudane Maxamed Cabdullahi Axmed. Dalalka Soomaaliya iyo Serbia waxaa ka dhexeeya Xiriir qoto dheer oo ku saabsan Iskaashiga labada dal, xiriirka labada dal ayaa soo bilowday Sanadka 1960 bishii October. Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed … Continue reading Madaxweyne Alexandar oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Somalia (Sawiro)